Search
Tuesday 11 December 2018
  • :
  • :

wixi alle ku katibay waa lagula kulansiin

wixi alle ku katibay waa lagula kulansiin
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Eebe wuxu abuurey uunka oo dhan,intaanu abuurin ka hor ayuu wuxu qorey waxay samayn doonaan , waxa ku dhici doona iyo tallaabo kasta oo ay qadayaan .

ma jirto dhacdo iska dhacda ilaa xikmad alle ayay ku salaysan tahay waxkastana alle sida ugu fiican ayuu udabaraa.
bal igula fiirso qisadan dr ishan wa dhakhtar caana kuna takhakhusay qaliinada wuxu anbabax ugalay dal kale nasiib xumo hawada ayay diyaaridi kula xumatay waxaana la ogeysiiyey dadka in gagida diyaarada ee ugu dhaw diyaarudu fadhisanayso si cillada ku timi loo hagaajiyo , dhakhtarkii kulama muhiima oo uu laha aawadi waxa ku adkaatay inuu sugo dulimaadka dambe waxaanu kaxaystay gaadhi maadama taasi ufududeyd waxooga markuu socdey ayaa gudcur , robab iyo dufaano isku darsameen wuxu ka majar habaabay wadadi,
wuxu socdaba wuxu afka uga galay guri islaan iyo wiil yar oo ay ayeeyo utahay ku noolyihin waxooga markuu wareystay islaanti way uxaal waran tay ninkii iyadoo usheegtay in wiilkan ayeeyda utahay uu xanun la il daran yahay dhakhtarka qudha ee wax ka qaban karana u yahay dhakhtar ishan awoodna anay ulahayn iney uqaado markastana ugu duceyso inuu bogsado,
dhakhtarkii oo ilmo indhihisa ku taagtagantahay ayaa wuxu ku yidhi islaanti ,”hooyo ducadaadii ayaa diyaradihi hakad galiysey, dufaaniyo iyo dabaylo keentay si aan halkan u imaado “

waxanu qalinki ugu sameeyey bilaash wiilki yarazna sidii ayuu cafimadkiisi kusoo ceshaday marka wixi alle ku katibey waa la kula kulansiin goortay ahaataba ducaduna waa tiirkeynu cugsanay markasta iyo meel kastaba si aynu uhelno muradadena

xuquuqda:-bahda aqoonkaab




Leave a Reply

Your email address will not be published.