Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

10 ka dhisme ee adduunka ugu dheer 2016

10 ka dhisme ee adduunka ugu dheer 2016
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Dunida aynu guudkeena ku noolnahay ayaa maalinba maalin waxa soo badanaya dhismayaasha kala duwan ee DHererka iyo Jooga iskugu Baanaya, hadaba qoraalkeenan caawa waxynu ku milicsan doonaa dhismayaasha dunnidan ugu dheer ee sanadka 2016-ka

, maadaama oo maalinba maalinta kadanbaysa ay soo kordhayaan. waana sidan:

1. Burj Khalifa:Burj-Khalifa waxaa sidoo kale loogu yeedhaa Burj Dubia, waana dhismaha dunnidan ugu dheer, waxaanu dherarkiisu dhan yahay 2717 Feet, waxaanu ka kooban yahay 163 Dabaq. dhismahan ayaana lagu dhamays tiray muddo gaadhaysa 6 sanno, waxaana si rasmiya loo furay sanadkii 2010-kii. waxaanu ku yaalaa magaalada DUbai ee wadanka Emaraatka carabta.

2. Shanghai TowerShanghai-Tower Towarkan ayaa ku yaala magaalada Shanghai ee cariga China, waxaanu dherarkiisu dhan yahay 2073 feet, waxaanu ka kooban yahay 121 Dabaq. sidoo kale waxaa ku yaala 320 Qol oo Hotel, waxaanu leeyahy 1100 Meelood oo Parking ah. waxaana si rasmiya loo furay sanadkii 2014-kii.

3.

Makkah Royal Tower waxaa loo yaqaanaa Abraj Al Bait.Makkah-clock-towerDhismaha sadexaad ee dunida ugu dheer ayaa ku yaalaa magaalada barakaysan ee Makah, Wadanka Sucuudi Arabia, waxaanu dhan yahay 1971 Feet oo dherer ah, sidoo kale waxa uu ka kooban yahay 120 Dabaq.

4.One World Trade ama Freedom Tower; Dhismaha Ugu Deer wadanka MaraykankaOne-World-Trade-Center

Dhismaha 4 AAD ayaa ah kan ugu dheer cariga America, waxaanu dhereerkiisu yahay 1776 Feet, kana kooban 104 Store waana xarun Ganacsi.

5.Taipei 101, Taipei, Taiwan.

DHISMAHA 5naad waa kan ku yaala wadanka Taiwan, waxa uu joogiisu dhan yahay 1669 Feet, waxaanu leeyahay 101 Dabaq, oo shan kamid ahi yihiin Under Ground.

La soco qaybta 2 aad
aqoonaab