Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

MAANTO KALE MAXAA DUNIDA KA DHACAY

MAANTO KALE MAXAA DUNIDA KA DHACAY
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Maanta oo kale oo ay ku beegantahay 30 june maxaa dunida ka dhacay.
Barnaamijka oo ah mid bahda aqoonkaab idin soo gudbiso sey idin kula wadaagto waayadii lasoo maray waxa dunida ka dhacay gaar ahaan maanto kale.

1920 :- maanta oo kale waxa kacdoon ka bilanbay ciraaq lagaga soo horjeeda quwadaha ingiriska ee haystay wagaas .

1925 :- maantoo kale waxa dowladu tukrigu khaarijisay sacid bayrano oo aha hogaamiyihi xarakadii kurdiyinta ee kaso hor jeday dawlad turkiga xiligaas.

1946 :- maanto kale dawlada kuwayt waxay markii ugu horaysay soo sartay shidaalka taso usuurta galisay inay ka mid noqoto dawladaha ugu wa weyn xaga shidaalka soo saarista

.

1960 :- waxay congo xoriyada ka qadatay Belgium wana sanad guurada qaran ee republic of congo

1966 :- maanta kale waxa dhashay feedhyahan caan ee mayk toyson ee udhashay dalka maraykanka

1967 :- waxa dhintay madaxweynihi suuriya ee shukri quutli oo da’disu ahayd 75 jir isla markaana ah hogaamiyihi la asaasay jamal abdinasir midawgu jamhuuriyada carbeed

1997 :- waxa qoraaga jay ke roling usaasaray silsiladda harry poter ee ka kaboon todoba qaybood oo ah film khiyaaaliya oo ay so dhigen koox dhalinyaro laysugu keeney dugsi laga barto faalka iyo sixirka.

2009 :- maanto kale waxa ka baxay ciraaaq cidamada maraykanka oo mudo lix sana haystay.

2012 :- manta oo kale waxa xilka madaxtinimo u dhaartay maxamed mursi oo kala wareegay xusni mubarak
halka isla maanto oo kale 2013 aya ka oognayeen fagaaraha taxriir ee dalka masar mudaharadyo lagaga soo hor jeedo madaxweyna mursi

xuquuqda bahda aqoonkaab




Leave a Reply

Your email address will not be published.