Follow
4000 ESSENTIAL ENGLISH WORDS waa taxane ka kooban lix buug taas oo loo qaabeeyay inuu awooda saaro ku tababarshada kalmadaha, isagoo ka bilaabmaya heer hoose illaa heer advanced ah.
Buug kastaa wuxuu ka kooban yahay 600 oo kalmadood, loona qaybiyay 30 cutub, kana sii kooban 20 kalmadood cutubkiiba.
isticmaal winrar si aad u gashid faylasha.