Search
Monday 12 November 2018
  • :
  • :

5 CAASIMADOOD E DUNIDA UGU QURUXOON .IYO WADAMADOODA,

5 CAASIMADOOD  E DUNIDA UGU QURUXOON .IYO WADAMADOODA,
Follow
( 4 Followers )
X

Follow

E-mail : *

 

 

waa wax aad xiisa badan inaad ogaato 10 ka caasimadood ee dunida ugu quruxoon.

Lanbarka

Magaca magaalada

Magaca wadanka

1

London

England

2

Islamabad

Pakistan

3

Berlin

Germany

4

Washington

America

5

Paris

France

6

Rome

Italy

7

Tokyo

Japan

8

Budapest

Hungary

9

Ottawa

Canada

10

Moscow

Rus

1 .LONDON

Top 10 Most Beautiful Capitals In The World

London caasimada Boqortooyada England waxay liika ka gashey kaalinta kobaad waa goob soo jiidasho leh ,kalinta kobaad waxaa udoortay  Dalxisayaasha dunida kadib

2. Islamabad

Top 10 Most Beautiful Capitals In The World

Magaala madaxda wadan ka Pakistan waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qurxoon dunida.waxay ku caan baxday qurux,waa magaala aad usoo jiidatay indhaha dadka dalxiisayaasha waxaanay udoorteen Kaalinta labaad.

3. Berlin.

Top 10 Most Beautiful Capitals In The World

Waa caasimada wadanka germany,waxany ka mid tahay 16.gobol ee wadankaasi.berlin waxay  ku jirtaa caasimadaha ugu qurxoon dunida ,iyadoo  awood uyeelatay inay ka so kabato burburkii 1945.

4. Washington

top ten beautiful capitals

Caasimada wadank ugu quwada wayn aduunka USA.waxaa la aasaasay 1791.sido kale waa meesha 24aad ee ugu caansan dunida.sidaa si lamid ah waxay ku guulaysatay inay noqoto caasimada 4aad ee ugu qurxoon dunida.

5. Paris

Top 10 Most Beautiful Capitals In The World

Paris waa caasimada france waxay nasiib u heshay inay ka mid ahaato 10ka wadan ee dunida ugu quruxbadan kadib markay dadkeedu galiyeen dadaal aad uwayn .marka laga yimaado caasimadaha waa magaalada ugu qurxoon dunida .

CAASIMADEE JECESHAHY INAAD KU DALXIISTO?

–Bahda AQoonkaab–

Bilaal axmed cige




16 thoughts on “5 CAASIMADOOD E DUNIDA UGU QURUXOON .IYO WADAMADOODA,

  1. zamiir cabdi zamiir

    wax aan lee yahay illhay hanagaadhsiyo
    aamiin mansh allh
    zamiir cabdi zamiir oo jooga
    wadannka bubaay waxa aan
    leeyahay bay

  2. Abdi halim

    Bro I have seen most of these cities and i say they are not as you have ranked and I completely disagree.
    Please try to search authontic information before you publish.i tell london is not abeutyfull city rather it is to the opposit.
    Thank you.

  3. farhaan ahamed mohamed

    magaceyga waa farhan ahmed
    waxan jeclahay casimadeyda somaliya muqdisho inan marwalba Ku dalxiiso waxan kaloo jeclahay iney adunka kalinta 1 kowad ugaso dalxisayasa insha’allah wan gareyna wana gaari doona

Leave a Reply

Your email address will not be published.