Follow
X
Follow
1- Kama dhex Arki kartid Sawirkaaga Hummaagiisa Biyo Kulul Dhexdood. Sidoo kale, ma arki kartid Xaqiiqda iyo Qiimaha Naftaada marka aad Careysan tahay. (Fadlan Jooji Xanaaqa)
2- Dadka Qalbiga Jilicsan ma aha Nacasyo ama Doqomo wey Garanayaan waxa Dadka ku Sameeyeen, laakiin wey Cafiyaan, Sababtoo ah waxey leeyihiin Qalbi Qurux badan iyo Iimaan Sugan.
3- Si kastoo Gurigaagu u weyn yahay, Gaarigaaguna u Sareeyo ama Keyd badan Banki kuu yaal, Qabriyadeenu waa isku Cabir. Fadlan u Noolow si aan isla weyni & Kibir lahayn
4- Marnaba ha ka Quusan waxa aad si Dhab ah Nolosha u Rabto. wey Adag tahay in la Sugo, balse waxaa ka sii Daran in laga Qoomameeyo.
6- Qofka sida Dhabta kuu jecel wuxuu kaa Hor istaagaa inaad Dembi sameyso. Qofka cadowgaaga ahna wuxuu ku baraa inaad Dambi sameyso. (Fadlan kala baro Dadka)
mnsha allh xaqiiq weeye
wlhi kla baro dadka