Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

6 qodob oo ku damanad qadaya lafa wanaagsan

6 qodob oo ku damanad qadaya lafa wanaagsan
Follow
( 1 Followers )
X

Follow

E-mail : *

bulshada somaliyeed , dhul iyo dhaqan ahaan waxay ukala qabysaman xoolo dhaqato iyo beeralay ,cuntadooduna waxay ahayd labada midkood , inta xoola dhaqatadi waxay ahayeen cuntadoodi , hilib , caano iyo waxsoosaarka xoolaha inta beeralaydaana cuntadoodu waxay ahayd ,hadhuudh, galay iyo waxsoosaarka beeraha.
ka dib magaalaynti ku dhacday deganada somalida waxa dhalan rog ku yimi cuntooyinkay quudan jireen waxa taas uraacda in ay tahay umada boqolkiba sagaashan lasoo dhoofiyo gasinkay quudato isla markaan ay goobta ka baxsan tahay hayadihi mamulka iyo kantaroolka cunta qabilsana waxay dhashay taasi wiiqmid ku yimi heerkedaa caafimaad oo sabab u tahay cuntada aynu qudano ,waxa soo shaac baxay xanuuna anay somalidu hore u lahaan jirin oo ay ka kaw yihin lafa xanuun iyo romatiisam, gastarig, dhiig kar IWM.
waxa daciifay samaysanka lafahooda waxa sahlanaday jabintan ku yimada lafaha , iyo weliba dilaac taso salka ku haysa isu dheelitirnaanta cuntooyinka la quto iyo taya la’aantooda

6 qodob oo ku damanad qadaya lafa wanagsan.

1.Quudashada cuntooyinkay ku fara badan tahay kalshiyaamto sida caanaha , kaluunka .
Hal koob oo caana oo si jogta aad uqadatid malin kasta waxad ka heleysaa kalshiyam taaso ka saacideysa lafa cafimad qaba inaad heshid.

2.faytamiin D :- faytaminkan wuxu jidhka ka caawiya nuugida iyo qadashada kalshiyaamta jidhkeena ku jirta waxayna ka heli karnaa cadceeda sidas darteed waxa laga marmaana inaad cadceeda kugu filan heshid.

3. jimicsiga jidhka :- hadii jidhkaagu helo jimicsi ku filan waxay ka qayb qadanaysaa isu dheelitirka jidhkaaga taas badalkedana muruqyadu waxa ka caawinayaa taageridaa lafaha iyo qaadista waaxyahaga .

4.misaanka jidhkaaga oo aad yarayso :- badana dadka misaanka saaidka lahi waxay ka cabtaan lafa xaanun markastoo misanku jidhkaagau bato waxa yaranaysa awooda xaglahagu u adkeysanayaan sidida iyo qaaditaanka misaanka jidhkaaga

5. si qumanan ku jirto ufadhiso una soco :- arintani waxay lafaha ka kala yareeneysaa cadaadis ku yimaada waxa muhiima inaad ku dadashid inaad si quman inaad ufadhisato khasatan dadka xafiisyada iyo laptopyada dul fadhiya

6.ka ilaali jidkaaga jugaha khatarta:-waxa jirta khataraha qarkod uu jidhkaagu iyo lafahagu adkaysi ulahayn si taxadir le usoco meelaha siibashada leh khaasatan isla markaana xidho kaba ku haboon.

xalada lafa xanuunka ee tirada badan waa inaad la xidhidha dhakhtarka kala naaqishtaan ilahayna dhamaan dadka inta xanuusanaysa haka dul qaado




Leave a Reply

Your email address will not be published.