Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

8 ficil oo dadka guulaystay iska ilaaliyeen inay ku dhacaan.

8 ficil oo dadka guulaystay iska ilaaliyeen inay ku dhacaan.
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Qofna ma jecla inuu guuldaraysto nolosha inta uu noolyahay .lkn waxaa guushiisa saamayn ku leh hadba siduu u fakaro iyo waxyabu huu Qorshayto kuwan oo ka dhigi kara mid guulaytay ama guuldaraytay .Bahda aqoonkaab waxay malinkii hore idiin so gudbisay 8-astamood ay leeyihiin dadka guulaystay ,manta waxaynu ka hadlaynaa 8-astamood aanay lahayn ama ka hortageen inay ku dhacaan.

1.Ma laha hamiyo badan oo isbarbar socda.

Dadka guulaytay waxay dajistaan Hadafyo kooban  iyo waqti xadidan .waxay ogyihiin in hami lagaadho uga   ubaahantahay shaqo adag iyo samir

2.ma sameeyaan hadafyo iyago aan usamayn kala muhimsanan .

.Tani lama micna aha in dadka guulaytay aanay gaadhin hadafiyo badan .badankoodu way gadhaan.lkn waxay u qabtaan si caqlibadan iyagoo uqabta siday ukala muhimsanyihiin

markaad qorayso hamiyadaada waraaq ugu horaysii ka ugu muhimsan sida kula horaysii una daji waqti aad ku qabato.

3.Kuma socdaan qorsha’laan.

Dadka guulaytay badanaa waxay leeyihiin qorshayaal siday ugaadhilahayeen hadafyadooda.Qorsha la’aan waxaad unugushahay inay hakad galaan.

Pablo Picasso,oo ahaa sawirlayaashii ugu fiicnaa qarnigii 20aad wuxu lahaa hadal xikmada ”Hadafyadeena waxa qudha aynu ku gaadhikarnaa waa taayirka qorshaynta.

4.Ma dajistaan hadafyo aan macquul ahyn.

Markay sammaynayaan hadafyo .way iska ilaaliyaan inay dajiyaan kuwo aan waaqaca qusayn .

5.Ma dajistaan hadafyo iyagoon maanka ku hayn faaidada ugu jirta inay gadhaan.

Si aad naftaadu u ahaato mid dhiiran.markaad dajinayso hadf .waxaad ubaahantahy inaad garanayso faaidad kugu jirta gaadhida hamigan.

6.Kama cawdaan waqtiga.

waxa kala saara dadka guulaytay iyo kuwa guuldaray.ayaa ah in kuwa guuldaraytay markasta ka cawadaan waqtiga Waxbana aanay qaban .alka kuwa guulaystay afkooda xidhaan.waxaad qabankarayso qabo inta aad waqtiga iskaga luminayso cabasho.

7.Ma dhagaystaan dadka iyo hadaladooda.kuwa ku caanka ah guusha waa qaar iska diiday inay dhagta udhigtaan hadalada lagu niyad Jabinaayo .iskumana hawlaan inay cidkasta ujawaabaan.

8.markasto hadaf ku guulaytaan maha qaar is dhigta.

Dadka guulaytay markay gaadhaan hami wayn ay lahayeen ma istagaan kumana mashquulaan farxada guushan .balse waxay sii dajistaan Kuwa kale oo dheerada iyago markasta jecel inay hore usocdaan.

 

–Bahda Aqoonkaab—

Bilaal axmed cige(Deeq)

 




Leave a Reply

Your email address will not be published.