Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Adeega instagram hadda waxaad u isticmaali karta dhowr account

Adeega instagram hadda waxaad u isticmaali karta dhowr account
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

dad badan oo ka mida isticmaalayasha adeega instgram ayaa aad u dalbanayay habkan cusub

habkan cusub ee instgram ayaa waxa uu u sahlaya isticmaalayasha inay kolba account galaan iyaga oo aan LOG-OUT ama ka bixin accountkooda hore ,waana markii ugu horreysey oo habkan oo kale la isticmaaloo sida sawrkan ka muuqda

Capture

Capture

habkan cusub ayaa hadda ku jira tijaabo waxaana la filayaa in dhowaan marka uu dhamaado tijaabadaasi si rasmiya dadka oo dhan u isticmaali karaan .

si aad habkan u isticmaasho ,soo fur liiska options ka  ka dib hoos uga deg qaybta setting halka hoose waxaad ku arki doontaa  add account  oo macnaheedu tahay inaad si fudud account kale aad u dhex geli karto

adeega instgram ayaa hadda ku jira kobac aad u xoogan waxaana la filayaa sanadaha soo socda inuu gaadho isticmalayaal aad u badan

Aqoonkaab technology



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.