Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Adobe photoshop CC 2015 64/23 bit

Adobe photoshop CC  2015  64/23 bit
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Adobe photoshop waxa isticmaala dadka professional ku ah graphic design sida sawirada loo qurxiyo ,loo abuuro nashqado kala duwan sidoo kale waxa isticmaala photographerska kuwaas oo sawirada ku hagaajiya sida kalarada ,backgroundka sidoo kale softwarekan waxa isticmaala dad ka nashqadeeya websiteyada .

softwarekan haddaad isticmaasho hubaal waxaad qof dhinaca sawirada iyo hagaajintooda ku xeel dheere

qaabka loo gu duubo sawiradan raac hoosna kala deg software-ka

1. software-ka ku duub ,ha illaawin inaad xulato Try

1

2. Hubi inaad internet ka xidho computerka muhiiim.

2

3.ka dib xulo sign in later

3

4. marka uu ku dhamaado aad folderka karaaga ka koobi garee file ka ku jira

9

5.Ku paste garee program directory

10

Halkan kala deg

DOWNload



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .