Follow
software-kan waxa loo isticmaalaa inuu nadiifiyo kumbuuyuterkaaga isla markaana uu ka saaro dhamaan waxyaabaha culeyska keena , waxa uu la dagaalama spywareka sidoo kale waxa uu masaxaa waxyaabaha loo yaqaan registery errors iyo junk files kuwaas oo kumbuyuuterka culeys ku keena.
sidoo kale waxa uu nadiifiya hard diskiga kumbuyuuterka
Raac Aqri waa muhiim si aad ugu duubto
ka xidh internet ka marka aad ku duubeyso
Halkan kala deg