Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

After effect CC 2015

After effect CC 2015
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

After effect waa software loo adeegsado  samaynta Muuqaalada, Nashqadaynta qoraalo iyo sawiro dhaqdhaqaaq samaynaya , waa barnaamijka ugu wayn ee loo adeegsado in lagu saaro muuqaalo cajiib ah. waxa isticmaala dad ka filimaanta soo saara kuwaas oo kusoo dara waxyaabo dadka yaab geliya , sidoo kale waxa adeegsada telefishanada .

sanadahan dambe barnaamijkani waxa uu noqday mid aad muhiim u ah

qaabka loogu duubo halkan hoose ka eeg
1

2

3

Marka uu ku dhamaado isticmaal karaaga ku jira folderka karaaga.

Barnaamijkan si aad ugu duubto kumuyuuterkaaga waxa uu kaaga baahan yahay
operating systema ah :7 ama 8 ama 10
Ram : ugu yaraan 4 GB laakin waxa uu si fiican ugu shaqeeya 8 gb iyo wixii ka badan.
CPu : ugu yaraan intel dual core waxa uu si fiican ugu shaqeeya wixii ka dambeeya dual core ka

halkan kala deg
DOWNload



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .