Follow
X
Follow
Waxa jira barnaamijyo badan oo codadka lagu duubo isla markaana lagu habeeyo , lagu jarjaro waxna lagaga bedelo
barnaajiyadani qaar ka mid ah waa ay adag yihiin halka qaar kalena lacag ay yihiin
hadaba shabakadda aqoonkaab waxay idiin soo gudbinaysaa qaar ka mida barnaamijyada ugu fudud ee codadka lagu duubi karo
-
Audacity: waa barnaamij lacag la’aan lagu heli karo isla markaana ku shaqeeya nooc kasta oo ka mida kumbuyuuterada ,barnaamijkan waxaad si fudud ugu duubi kartaa cod isla markaana aad wax kaga bedeli karta codadki hore loo duubey Halkan kala dag DOWNLOAD AUDACITY
-
Free Audio Editor : Magaca ayaa wax kasta sheegaya waa lacag la’aan ,codkana waa lagu duubi karaa waxna waa lagaga bedeli karaa ,barnaamijkani waxa la socda kaabayaal yareynaya Buuqa aan loo baahnayd iyo neefta qofka Halkan Kala deg Download Free Audio Editing
-
Free MP3 Cutter and Editor : waa barnaamij kooban isla markaana si fudud markiiba loo fahmi karo ,barnaamijkani malahan qaybo badan oo wax lagaga bedelo codadka
5. Adobe audition: adobe audition maaha bilaash , laakin waa barnaamijka ugu muhiimsan ee cod lagu duubo ama wax lagaga bedelo codadka. waxa isticmaala dad khabiir ku ah sidaasi daraaded waxa uu u baahan doona khibrad aad ku isticmaasho barnaamijkan . adobe audition waxaad heli kartaa isagoo trial ah laguu ogol yahay inaad isticmaasho 30 casho si lacag la’aan ah
Verү intereѕting points you have observed, thanks for
posting.
I always was interested in this topic and still am,
appreciate it for posting.
It’s enormous that you are getting ideas from this post as well as from our
argument made here.