Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

10 ka luuqadood ee dunida dadka uGu badani ku hadlaan

10 ka luuqadood ee dunida dadka uGu badani ku hadlaan
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

1o ka luuqadood e dunida Dadka ugu badani ku hadlaan.

Qarniyadi u danbeeyey luuqadu waxay ahyd hubka inta badan laysku gumaysan jiray.Wadamada horumarayna waxay dadaal iyo waqti ku bixiyeen si ay luuqadoodu unoqon lahayd ta ubadan ee lagaga hadlo aduuunka.Iyagoo badh tilmaameed ka dhigtay qaramada qaarada africa oo ah meesha kaliyee unugul inay ku faafto .Qiimayn iyo daraasad la sameeyey waxa lagu soo xaqiijiyey luuqadaha dadka ugu badani ku hadlaan iyado marka loo eegaayo dadka ku hadla iyo tiradooda.

Bahda aqoonkaab waxay manta akhirtayaasheeda la wadaagaysaa maqaal ka hadlaaya arinkaa.

  Luuqada Qoyska
Farta
Inta ku hadasha (Millions) Alka lagaga hadlo (Major)
1 Mandarin Sino-Tibetan Chinese Characters 1151 China, Malaysia, Taiwan
2 English Indo-European Latin 1000 USA, UK, Australia, Ireland, Canada,New Zealand
3 Spanish Indo-European Latin 500 Mexico, Central and South America,Spain
4 Hindi Indo-European Devanagari 490 North and Central India
5 Russian Indo-European Cyrillic 277 Russia, Ukraine, Belarus, Central Asia
6 Arabic Afro-Asiatic Arabic 255 Middle East, Arabia, North Africa
7 Portuguese Indo-European Latin 240 Brazil, Portugal, Southern Africa
8 Bengali Indo-European Bengali 215 Bangladesh, Eastern India
9 French Indo-European Latin 200 France, Canada, West Africa, Central Africa
10 Malay,Indonesian Malayo-Polynesian Latin 175 Indonesia, Malaysia, Singapore
11 German Indo-European Latin 166 Germany, Austria, Central Europe
12 Japanese Altaic Chinese Characters and 2Japanese Alphabets 132 Japan
13 Farsi (Persian) Indo-European Nastaliq 110 Iran, Afghanistan, Central Asia
14 Urdu Indo-European Nastaliq 104 Pakistan, India
15 Punjabi Indo-European Gurumukhi 103 Pakistan, India
16 Wu Sino-Tibetan Chinese Characters 90 China
17 Vietnamese Austroasiatic Based on Latin 86 Vietnam, China
18 Javanese Malayo-Polynesian Javanese 85 Indonesia
19 Tamil Dravidian Tamil 78 Southern India, Sri Lanka, Malaysia
20 Korean Altaic Hangul 78 Korean Peninsula
21 Turkish Altaic Latin 75 Turkey, Central Asia
22 Telugu Dravidian Telugu 74 Southern India
23 Marathi Indo-European Devanagari 72 Western India
24 Italian Indo-European Latin 62 Italy, Central Europe
25 Thai Sino-Tibetan Thai 60 Thailand, Laos
26 Burmese Sino-Tibetan Burmese 56 Myanmar
27 Cantonese Sino-Tibetan Chinese Characters 55 Southern China
28 Kannada Dravidian Kannada 47 Southern India
29 Gujarati Indo-European Gujarati 46 Western India, Kenya
30 Polish Indo-European Latin 46 Poland, Central Europe

Bahda Aqoonkaab

Bilaal axmed cige




Leave a Reply

Your email address will not be published.