Search
Monday 12 November 2018
  • :
  • :

Baro sida loogu tukado salaadda Janaasada(maydka)

Baro sida loogu tukado salaadda Janaasada(maydka)
Follow
( 6 Followers )
X

Follow

E-mail : *

salāt al-Janāzah (Arabic: صلاة الجنازة) Somali.salaada maydka.
waa xuquuq iyo xaq ay muslimiintu isku leedahay  waa fardul kifaaya oo macnaheedu yahay dadka in kamida haday ku tukadaan wuu ka dhacayaa waajibkii.
fadliga wayn baa ku jira salaadan waxaa dhacada in dad badan oo inaga mid ahi inay ku adagtahy qaabka loogu tukado maydka
ma aanay saxayn. ka faaidayso manta iyo maqaalkan aqoonkaab,

ruuxa ku tukanayna maydka waa inuu   niyeystaa inuu janaaso ama mayd ku tukunaayo ,ka diba afar jeer ayuu allahu akhbar oranayaa.
1 . takiibrashada hore wuxuu akhriyeyaa bisika iyo suurada faatixada
2. takbiirashada labaadna wuxuu akhriyeyaa ducaa’u ibraahiim ee ataxiyaadka (اللهم صل على محمد وعلى محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على أل إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد)
3,takbiirashada seddexaadna waxaa la akhriyaa ducada nebiga ka soo aroortay taas oo ah (اللهم اغفر له وارحمه عا فه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدجله واغسله بالماء والتلج والبرد ونقه من الحطا يا كما ينقى الثوب الأبيض ا من الدنس وأبدله دارا خيرا من داره أهلأ جيرا من اهله زوجا خيرا من زوجه وادجله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار)

4. takhbiirashada afraad waxaad doonta ayaad ku ducaysan kartaa naftaad iyo musliimta kaleba
Ka diba waxaad u salamonaqsanaysaa dhinaca bigidta ah.

Source .xadiis nabi

Bahda aqoonkaab

Bilaal axmed cige




One thought on “Baro sida loogu tukado salaadda Janaasada(maydka)

Leave a Reply

Your email address will not be published.