Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Caajabidbaad ka xayawaanka

Caajabidbaad ka xayawaanka
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

MA OGTAHAY

1.in aygu dabadiisa lulo markuu faraxsan yahay!!!

2.in yixaasku ilmeeyo markuu liqaayo wax weyn oo qadka afkiisa ka badan!!!

3.in bisadu xoodo dhabarkeeda markay baqdo!!

4.in tirada ricidhaha ku jirta qoorta gereygu leegyahay inta admiga ku jirta!!

5.in dameerka iyo yeygu yihin xayawanada ugu maqalka sareeeya!!

 

waxa qorey : najax khadar yoonis




Leave a Reply

Your email address will not be published.