Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Dardaarankii udanbeeyey Nabi Maxamed SCW

Dardaarankii udanbeeyey Nabi Maxamed SCW
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

May soo marin muslimiinta mana so mari doonto abid masuubo kaga xumayd kagana naxdin badnayd Geeridii nabi maxamed SCW.waa maalin ay wayeen shakhsi aad qaaliya mid ay waajib tahay jaceylkiisu ilaa heer la gaadhsiiiyey inaynu ka jeclaano nafaheena.rasuulkii losoo dhiibay rasaalada .waxaa so dhawaaday geeridisii Scw waqtigii uu goaayey waxyigii samadu sakaraadki ayaa qabtay  isago nabi ilaahay so diraya mid ku guulaysatay fariintii allah uso dhiibay inuu si hufan ugudbiyo.Walaalkayoow bal booskan oo kale gee naftaada saacadihii ugu danbeeyey noloshaada .maxaad jeclaan lahayd inaad ku dardaaranyto .Nabi maxamed Scw Markuu arkay inuu dunidan ka socdaal yahay wuxu ku dardaarmay dardaarankii marka uu arkaayey inuu muhim u yahay umada .markay nafta ka si baxay weedhbaa afkiisa aad ugu soo noqnoqtay .Wuxuu 3dex goor ku celcelinaayey SCW salaada salaada salaada . Taasi waxay ina tusinaysaa siday uwayntahay salaadu madaamo ay noqotay wixi ugu danbeeyey ee rasuulku Scw Ku dardaarmo .walaalow manta qiimee alkee ka taagantay Rukinigii labaade islaamka .? Noqo mid qaata oo ku dhaqma dardaarankaa qaaliga ah .

Bahada aqoonkaab

Bilaal axmed cige




Leave a Reply

Your email address will not be published.