Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Dayax gacmeedka Juno oo gaadhay meeraha jupiter

Dayax gacmeedka Juno oo gaadhay meeraha jupiter
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Ka dib markii uu shan sano sii socday  dayax gacmeedka juno waxa uu gaadhay bartilmaameedkiisii oo ahaa halka uu ku wareego meeraha ugu meerayaaasha ee Jupiter . waxaanu ku  socday  xawaare  ku dhow 250,000 km halkii saac.
isagoo socdaalay masaafo dhan 1.7 bilyan mayl.

juno waxa la direy sanaddii 2011 waxaana ku kacay qiime dhan 1.13 Bilyan dollar.

dayax gacmeedkan waxa la rajaynayaa inuu soo ikhtiraaco siro badan oo ku duugan meeraha jupiter .
shaqadan ayaa noqonaysa tii ugu adkayd ee ay qabato NASA oo ah wakaalada maraykan u xilsaaran arrimaha hawada sare iyo dayax gacmeedka

aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .