Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Diintu ku dhalasho maahe waa ku dhaqan !!

Diintu ku dhalasho maahe waa ku dhaqan !!
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

laba wiil oo muslimiin ah  ayaa waxa ay wax ka baran jireen jaamacad ku taala   dalka ingiriiska, labadooduba waxay si wacan u yaqaneen luqada carabiga iyo inta ingirisiga , markasta oo ay kali isu yihiin waxay ku wada hadli jireen luuqada carabiga marka uu kusoo biiro
soaxibkooda  ingirisiga ahi  hadalkooda waxay ubadali jireen ingirisi maalinta danbe ayu waydiyay ,
“waxaan idin waydiyey maxa markasta oo aan idin imaado aaad ubadashaan luqada aa d ku hadlaysaan? ” .
waxay ugu jawaab celiyeen nabigayaga scw ayaa wuxu noo diidey inaan ku hadalno luuqad kaayaga sedexaad aanu garanayn.

wiilkii aan muslimka ahayn isagoo yaabsan ayuu yirin nabigaasi waaba xadaari waxanu isku taxalujiyey barasha diinta islaaamka ilaayo uu ka muslimey mudo yar ka dib.
waxana erayadiisi ka mid ah wuxu ugu horeeya ee isoo jiitay waxay weeye qaabka diinta islaamka u boorineysa la dhaqan dadka.
waxa ku waajiba muslim kastaba inuu fuliyo kuna dhaqmo casharadii baraheen mohamed scw ina siiyey .

xuquuqda : aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.