Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Ducadii Nabi maxamed ku ducaysan jiray habeenada laylatul qadriga,.

Ducadii Nabi maxamed ku ducaysan jiray  habeenada laylatul qadriga,.
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Waxaa inoo bilaabmay tobankii danbe ugu khayrka badana Bisha barakaysan ee ramadaan kaso uu ku jiro habeen ka khayrbadan Kun bilood ,nabigu scw wuxu ahaa mid ku dadaala habeenkan isago toosin jiray ahalkiisa habeenki odhana cibaado ku qaadan jiray waxaa ka sugnaaday  nabiga Scw Ducada isagoo ku ducaysan jiray tobanka habeene udanbeeya ramadaan, sunaha rasuulka Scw qaado oo ku dhaqan ducadan .waa firsad aad uga faaidaysan karto danbiyadii aad ku dhacday Alla haku waafajiyo habeenkaa qaaliga ah walalkayow.

اَللَّهُمَّ اِنَّكَ عَفُوٌّ ، تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي

laylatul-qadr-dua (1)

Bahda Aqoonkaab

–Bilaal axmed cige —




Leave a Reply

Your email address will not be published.