Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Faa’idooyinka caafimaad eeToonta

Faa’idooyinka caafimaad eeToonta
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

ka hor intaaney soo bixin daawooyinku , dadku waxay adeegsan jireen daawo dhaqameedka waxaanay kala yaqaaneyn dhirta ku gedaansan faaidooyinka iyo waxtarka ay leedahay ,geed walba wuxu ugu suntana daawada xanuun gaara
maanta halkan aqoonkaab wuxu idinku soo gudbineynaa faaidooyinka ay toontu leedahay.

1.kor uqaadida difaaca jidhka:- cilmi baadhisyo la saameeyay ayaa waxay xaqiijiyeen in toottu kor uqaado difaaca jidhka kana hor tagto bacteria  jidhka soo galaysa waxay sidoo kale ka daawo ka tahay qufaca iyo infekshaniska ku dhaca cunaha iyo xoqodaha.

2.ka hortaga macaanka: cunida toontu waxay dardar galisaa soo deynta maadada insolinta ee ka masuulka ah isu dheelitirka heerka sonkarta ee jidhka.

3.yaraynta Duxda :-cuntooyinka badana la cuno waxay ka kooban tahay dux taaso kor uqaado heerka kolostrolka isla markaan cidhidhisa dhuumaha maritaanada dhiiga sababtana wadno xanuun iyo subugaw.
laba xabo tooni waxay yareeyan 9% kalastorka jidhka

4, waxay yaraysa daadasha timaha :- toontu waxay ka koobantahay maado la dhaho alisin taaso bacteriyada iyo sumuha ka kaydasama gunta timaha disha isla markaana ka caawisa soo bixida iyo joojinta daadasha timaha.

5. waxay yaraysa dhiig karka:-toontu waxay ka horta tagta saamaysanka maadada anjostiin taaso cidhidhi galisa xididada korna uqaada dhiikarka

6.waxay caawisa habdhiska dheefshiidka.toontu waxay ka caawisa soo deenta dhecanada dheefshidka iyo la dagaalanka bakteriyada ku samaysanta qabsinka.

xuquuqda :Bahda aqoon kaab




Leave a Reply

Your email address will not be published.