Search
Thursday 15 November 2018
  • :
  • :

Facebook Massenger Oo gaadhay 1 Bilyan oo isticmaale

Facebook Massenger Oo gaadhay 1 Bilyan oo isticmaale
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

facebook massenger barnaamijka moobilada ku shaqeeya ee lagu wadaago fariimaha iyo wacitaanada hadda wuxu gaadhay 1bilyan oo isticmaale kaas oo ka dhigeysa mid ka mida barnaamijyada adduunka ugu caansan .

labo sano ka hor ayay ahayd markii massenger

laga saaray barnaamijka wayn ee facebook  kaas oo ay hadda isticmaalaan 1.5 bilyan .

massenger guushan u soo hoyatay waxay uga dhigan tahay inuu ku jiro kaalinta saddexaad dhamaan barnaamijyada adduunka laga isticmaalo , waxaana ka horreeya keliya facebook iyo whatsapp dhamaantoodna waxa iska leh shirkadda facebook .
mudooyinkii u dambeeyey dadka isticmaala facebook mobile waxa lagu qasbayey inay isticmaalaan massenger ka dib markaa barnaamijka wayn ee facebook laga saaray qaybaha fariimaha .

xuquuuqda :Aqoonkaab



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .