Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Finanka kaa so yaca wajiga waxay ku ku sheegayaan digniino caafimaad.

Finanka kaa so yaca wajiga waxay ku ku sheegayaan digniino caafimaad.
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

dhaqanka aduunka dawada jayniiska,waxay aaminsanyihiin inaad wajigaaga ku aragto finan waxay ka turjumaysaa xaalad caafimaad oo qayba jidhkaga ah haysata .ciladan oo wajigaagu so bandhigo finan.

Fooda sare .waxaa ku haysa ta cilad dheefshiid iyo kaadihaysta oo bukta.
hadad finan ku leedahay qaybaha dare ee fooda waxa ku haysta cilado cunto xumo m cab biyo badan coffee si sunta alkaa ku fadhiisatay uga baxdo

Qaybta hoose fooda ,wadaha
waxalaga yabaa inaad leedahay mukliad xaga wareega dhiiga ah .hadad isku aragto finan xaga hoose fooda .isku day inaad ka fogaato cidhiidhiga nolosha .ujimicso si joogta ah cun cunto ay ku badantahy kudaartu .waxa sido wanaagsan inaad iska joojiso sigaark hadaad ciladaa isku aragto iyado markastaba aanu wanaagsanayn .

Dhagaha .kalya xanuun.waxaa hubaaltiya in kalyahaagu halis ku suganyihiin inan gutaan shaqdodi hadad ku aragto dhagahaaga finan .iska yareey cuntada milixdu ku badantahy iyo coffee .cabna biyo badan.

Indhaha inta udhaxaysa suuniyaha .
hadaad finan ku aragto inta udhaxaysa suuniyaha iyo labada indhood waxay ku tusinaysaa inu beerkaagu ubaahanyahy caawimo .ka fogoow khamriga iyo cunooyinka macmacaanka ee xiliga danbee habeenkii aad cunto ,iskuday inaad caado ka dhigato xadi badan oo khudaar ah +vitamin C.waxay kaa caawinayaan in suntii badhaxdo

Daamanka sare .Cilad neefqaadasho.
hadaad finan ku aragto labadaada daan ee sare waxaad ubaanahtahy inaad si wacan u ilaalisid sanbabadaada .jooji sigaarka .kana fogow hawada wasakhaysan .waxaad ku xoojinkarta habkaaga neef qaadashada adigo qabta jimicsi.

daamanka hoose .waxaa laga yabaa inaad leedahay mushkilad dhanka afka ah .marka damankaaga hoose leeyihiin finan badan .si joogta ah u cadayo.cun khudaarta Vitamin C da

Qoorta iyo laabta.habka difaac ee jidhka. finan ka so yaaca shafka iyo qoortu waxa sheegyaan inaad ku jirto xaalad difaac xanuun.habka difaacaga jidhkuna wuxu isku dayayaa inuu la dagaalamo xanuunka so galay .waqtigan cun cuno badan oo Vitamin C ku badantahy waxay kor uso qaadaysaa difaacaga jidhka.

—Bahda Aqoonkaab—

–Bilaal axmed cige–




Leave a Reply

Your email address will not be published.