Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Foxit pdf Reader

Foxit pdf  Reader
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Foxit pdf reader waa software fudud oo akhrin kara faylasha pdf ah ,waxa uu leeyahay muuqaalo badan oo ay ka mid yihiin inaad barnaamiyada office ka ah pdf u bedeli karto , sidoo kale waxa uu leeyahay inaad highlighting ku samayso meelaha muhiim ah iyo inaad qoraalada faalooyin raacin karto .

Halkan kala deg

 

DOWNload



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .