Search
Monday 12 November 2018
  • :
  • :

free download Android Data Recovery Pro

free download Android Data Recovery Pro
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

program kan tenoshare android recovery wuxu kaa caawin doonaa sidii aad  usoo celin lahayd dhammaan filesha ka luma ama si aan ku talo gal ahayn aad uga masaxday  mobileda android ka ku shaqeeya sida sawirada,muuqaalada,codadka iyo contactska .

program kan waxaad ku dejinaysaa computer ,kuma shaqayna mobilada, ka dib marka aad computer kaaga ku shubto waxaad ku xidhaysaa mobileka ay xogtu ka luntay adigo oo adeegsanaya USB cable

raac sawirada oo sharaxaya qaabka uu u shaqaynayo ka dib halka hoose ka deji programka

halkan ka xulo nooca faylasha kaa lumay ,tusaale ahaan haddi aad sawiro keliya kaa lumeen waxa haboon in aad sax saarto keliya photoska laakin haddi ay kaa lumeen dhamaan faylasha waxa haboon in aad sax saarto qaybta sare ee ah all file types

halkan ka deji program ka

download

 

haddii aad u baahan tahay caawinaad dheeraad ah fadlan nala soo xidhiidh

emailka :info@aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.