Follow
X
Follow
Software -ka hotspot waa software-ka ugu tayada wanaagsan ee loo isticmaalo inaad ku qariso Ip addresskaaga ,ku ilaaliso wireless ka passwordkiisa sidoo kale aad ku booqan kartid dhamaan shabakadaha la xanibo ee shirkadaha internet ka bixiya xidhaan . softwarekan hoos uma dhigo mana daciifiyo awooda iyo xawaaraha internetka
qaabka loogu duubayo iyo downloadka eeg hoos.
1.Ku duub softwareka.

2. marka duubitaanku ku dhamaado ha riixin finish .

3.Aad folder ka patch ka dib riix sida sawirka ka muuqda
4. Hadda patch kii wuu dhamaaday si guul ah .

5. Hadda keliya waxa hadhay inaad ku duubto Update

6. Hubi in Account type yahay Elite , haddii uu noqdo elite waa full version hore isticmaal

Halkan Ka download Garee

wixii macluumada la xidhiidhi info@aqoonkaab.com