Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Internet Download Manager 6.25 Build 20 Full version

Internet Download Manager 6.25 Build 20  Full version
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

IDM shaki kuma jiro inuu yahay barnaamijka ugu tayada badan ee faylasha lagula dago,Idm wuxu kordhiyaa xawaaraha uu faylka ku degi karo illaa 5 jeer, sidoo kale haddiiba internetku kaa tago adiga oo downloadka wada waxa uu awood u leeyahay inuu sii wado .

Hadaba habkan raac si aad ugu duubto kumbuuterkaaga

1.Ku duub softwareka

i1

2.marka uu ku dhamaado ha riixin Finish

i2

3.copy garee labada fayl ee ka muuqda sawirka kuna jiraa folderka karaaga.

i3

4.Ku paste garee directory progam sida sawirka ka muuqata.

i4

.

5.Aad folderka karaaga laba jeer riix faylka Reg File ka dib Okay taabo .

i5

6.Hadda soo kici barnaamijka waa full version shaqaynaya

i6

Halkan ka download garee
1



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .