Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

snag edirtor 13 full Version

snag edirtor 13 full Version
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Software-ka Snag  waxaad u isticmaali kartaa inaad sawir ka qaado shaashada kumbuyuterka (screen capture ) ka dib na aad wax ka bedeli kartid sawirka, isla markaana aad ku dari kartid fallaadho,qoraalo iyo waxyaabo badan oo kale , inta badan waxaa loo isticmaalaa in sawirka la raaciyo tilmaamo.

waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu sameeyo sawiro tilmaamo wata .
tusaale ahaan sawirada aanu soo raacino ee sharaxa qaabka softwareka loo duubo waxaanu ku qaadnay snag editor

Habka kumbuyuuterka loogu shubo raac tallaabooyinkan.
1.Ku duub sotware-ka
2. sug inta uu dhamaanayo ku duubista

 

sn1

3. marka uu dhamaado aad folder-ka keygen ,riix keygenka , ka dib riix generate

 

sn2

4. copy garee serial lambarka .

 

sn3 

5. Ka dib ku noqo software-ka ,riix unlock,ku paste garee serial lambarka

 

sn4

6. Waa in aad heshaa farriintan sheegaya inaad ku guuleysatay

 

sn5

Halkan ka download garee


1

Wixii macluumaada la xidhiidh :info@aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .