Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

free Download vmware workstation pro 12 + serial

free Download vmware workstation pro  12 + serial
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

softwarekani wuxuu ku sahlayaa inaad gudihiisa ku shubto kuna isticmaasho operating system kale oo aan ahayn ka computerkaagu ku shaqaynayo .

softwareka vmware workstation pro 12  waxa loo adeegsan karaa in lagu tijaabiyo operating systems(OS) sida windows ,linux  iyo kuwa kale ee la mid ka ah ,iyado wax culeys ah aanu computerkaagu dareemayn .

waxyaabaha aad ka u muhiimka ee loo isticmaalo waxa ka mida tijaabinta network yada (sida ay comuteradu isugu xidhmaan) ,iyo tijaabinta OS yada .

fsdf

version kiisa u dambeeya waxa uu soo baxay sanadkan vmware workstation  12 pro waxa uu soo baxay sanadkan 2015 halka hoose ka download garee .

fadlan isticmaal serial numberkan

5A02H-AU243-TZJ49-GTC7K-3C61N

muhiim iska xidh internet xilliga aad ku shubayso .

DOWNLOAD

_______Xuquuqda aqoonkaab.com____________



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.