Follow
X
Follow
Wintools waa barnaamij loo isticmaalo in lagu kordhiyo xawaaraha kumbuyuuterka , kaas oo ka nadiifiya kumbuyuuterka waxyaabaha aan loo baahnayn ee ku hadha harddiskiga kumbuyuterka .
wintools premium waxa kale oo lagu kantaroolaa barnaamijyada la soo kaca windowska ,sidoo kale waxaad kula socon kartaa memoriga kumbuuterka ,habka loogu duubo iyo habka loo isticmaalo halkan hoose ka eeg.Halka hoosena ka deji software-ka oo full version ah
1. Ku duub software-ka

2.Marka uu dhamaado kici sofware-ka

3.waxa uu ku weydiinaya furaha ,isticmaal furaha ku jira folderka furayaasha


