Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

GALAXY Note 5 oo yeelan doono USB-C

GALAXY Note 5 oo yeelan doono USB-C
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Marka la gaadho qaybta labaad ee sannad walba

waxa shirkadda Samsung laga sugayaa inay soo bandhigto mobaylkeeda ee ka socda silsiladda GALAXY Note, waxaana imika shirkadda Samung ay soo bandhigi doonta jiilka shanaad ee GALAXY Note.

 

Waxaana website-ka Sam Mobile oo ah warbixinta sugan laga helo sheegay in mobaylka GALAXY Note 5 yeelan doona qaybta la galayo USB gaar ahaan nooca USB 3.1 Type-C.

 

Waxa kale warbixinta lagu raaciyay inaan la hubin nooca shaashadda mobaylkan waxaana la filay inay noqoto 4k oo ah nooca QHD, Mobaylkan wuxu ku shayanaya processor-ka noocisa u yahay Exynos 7422 iyo 4GB RAM.

 

Sifooyinka kale u leeyahay mobaylku sida la filayo xamji weyn oo lagu qiyaasay 4100 MA, waxaana mobaylkan daaha looga qaadi carwada IFA 2015 gaar ahaan bisha September.

 



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.