Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Guuldaradu waa salaanka Guusha

Guuldaradu waa salaanka Guusha
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Nolosha waa imtixaan iyo jaranjaro kala sarreeysa oo marba mid loo gudbayo haddaad dheehatid taarikhda iyo
sooyaalka dadyawga aduunka ka caanka waxaad arkeysaa iney guuldarooyin iyo kaca kuf so gaadhay laakin waxay
kaga duwanaayeen dadka kale ayaa ahayd iney markay kufaanba kor ukacayeen oo si badh tilmaamsanayeen meel ka sareysa halkay markii hore hiigsanyeen.

hadaynu so qaadano abraham linokon oo ah madaxweynayashi soo maray dalka maraykanka mey ahayn wadada uu ku yimi guriga cada mid sahlan.

abraham wuxu dhashay markay ahayd tarikhdu 1809.
taarikhdu markay ahayd 1831 abraham wuxu ku fashilmey ganacsigisi.
taarikhdu markay ahayd 1835 wuxu waayay oo ka dhimatay xaaskiisi.
taarikhdu markay ahayd 1843 wuxu isu sharraxay congresska maraykanka laakin uu ku guuldareystay.
taarikhdu markay ahayd 1848 wuxu isku dayay mar labaad doorashada congresska laakin markana uu guuldareystay.
taarikhdu markay ahayd 1855 wuxu isu sharaxay golaha guurtida laakin kumu guuleysan.
taarikhdu markay ahayd 1856 wuxu isu sharaxay mansabka raysal wasaaraha se markaasna muu helin.
taarikhdu markay ahayd 1859 wuxu mar labaad isu sharaxay golaha guurtida balse kumuu guuleysan.
halka markay taarikhdu ahayd 1861 wuxu isu sharaxay madaxweynaha maraykanka waanu ku guuleystay .
nolosha ma jirto qofey usalaxantahy wadada guushan dhibteydey leedahay hayaanka lagu jirana hawshiisu leeyahay hal-adeyg iyo samirba lagaga gudbaa iyo tabaabushe cusub abraham hal adeggiisu kumu hungobin wuxu noqdey madaxwenihi lix iyo tobnaad ee maraykanka

wuxu ahaa nin aanay qaamuuskiisa ku jirin kalmada guuldaro la dhaho.
xuquuqda:-bahda aqoonkaab




2 thoughts on “Guuldaradu waa salaanka Guusha

Leave a Reply

Your email address will not be published.