Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Halkii daqiiqo caalamka internetka maxaa ka dhaca??

Halkii daqiiqo caalamka internetka maxaa ka dhaca??
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Marka la eego halkii daqiiqo wax badan maaha, waa 60 ilbidhiqsiyo oo kaliyaata, se ma taqaana halkii daqiiqo waxa caalamka internetka ka dhex dhaca, Bal u fiirso:

-Halkii daqiiqo 571 website ayaa abuurma.

-Halkii daqiiqo waxa instagram lagu share gareeyaa 216,000 oo sawir ah.

-Halkii daqiiqo lacag dhan $83,000 ayaa Amazonka alaab lagaga iibsadaa.

-Halkii daqiiqo 700,000 oo qof ayaa skypka ku hadlaya.

-Halkii daqiiqo 2,000,000 oo baadhitaan ayaa googleka laga baadhaa.

-Halkii daqiiqo 204,000,000 oo email ayaa la diraa.

-Halkii daqiiqo 278,000 oo tweet ayaa aduunka ka dhaca.

Intii aad qoralkan akhrinaysa tollow macluumaad intee leeg ayaa caalamka internetka ku soo biiray?

-Halkii daqiiqo Facebook waxa ka dhaca in ka badan 1,8000,000 oo like ah.

-Halkii daqiiqo waxa Youtube lagu share gareeya in kabadan 72 saacadood oo u dhiganta 3 cisho oo video ah.

Aqoonkaab



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .