Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

hore ma utaqaanay

hore ma utaqaanay
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

cilmigu ma dhamaaado waxad la kulmeysaaa waxanad hore u arkin una maqlin lakin qayrkaaa ogyahay
malinba wax cusub ayaa kugu soo kordhaya ama aaad hore utaqanay oo dib laguu xasuusiyey
laga yaaaba mararka qarkood kulamada ama goobaha waxbarasho suaalo yara khiyaamo ah in laysku tuuro ama lays weydaarsado
bal kuwan yaaan mar danbe lagugu gaadin ila wadaaaga

1.wax markastuu kordho yarada?
j.cimriga

2.waxay dhameen dadoo dhan xaawiyo adan mooye?
j.caanaha naska hoyada

3.kilo masaabira iyo kilo buusha kebaa badan?
j. wey is leegyihin

4.ilmo xaadirey aabihi iyo hoyadii arooskoodi?
j.ilmaha ay kala tageen abihi iyo hooyadi

5.laba saaxibo wada socda midkood wad aragtaa lakin ma maqashid halka ka kale wad maqashaa lakin ma aragtid
j.hilaaca iyo onkodka

6.qofkii diley lix meelooda meel dunida?
j.qabiil

7.magacyada somalidu utaqaan afarta dumaree ninka alle ubaneeyey?
j. 1.minweym 2.minyaro 3.magmagato 4.meelmadayato

 

XUQUUQDA:AQOONKAAB.COM




Leave a Reply

Your email address will not be published.