Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

KU QANACSANAW WAXAD HAYSATID

KU QANACSANAW WAXAD HAYSATID
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

nin ayaa wuxu lahaa beer noloshisa wuu ku qanacsana wanu ku faraxsana malin maalmaha ka mid ah ayaa waxa u yimi nin waxanu ushegay in hadu dheman helo inuu taajirayo wax kastana u hanan karo.
wixii intas ka danbesay farxadi wey ka gurtey ninkii waxanu u hiiin kacay siduu uheli lahaa dhayman.
Qanacadi iyo farxadi lagu yaqaan labada midna ma jirto waxanu go’aansaday inuu beerta iibiyo una badhitaan tago siduu dhayman uheli lahaa.
muda yar ka dib waxa laga ibsaday beertii waxanu ukicitamay baadhitaankii dhaymanka afrika oo dhan ayuu kasoo badhay muu helin wax dhaymana yurub ayuu uga waregay ,badhitaan iyo socod dheer wuxu ku guuldareystay inuu helo dhayman waxana lasoo darsay niyad jab wuxu haleyay dhaman ilihii dhaqaale u haystay waanu is diley markuu yaqiinsaday inaan waxba heli karayn
halka ninkii beertisa ibsaday subax subaxaha ka mid ah isagoo geel waraabinaya uu arkay dhagax dhalalaya markuu faladhaha qoraxdu qabato markuu udirey tijabada la xaqiiqsaday inuu dhayman yahay.
dhulka beertu ka fadhidu gabi ahaanba waxa ka buuxey dhayman fursadu cagihisa hoostisa ayay talay lakin uu garan kari wayay indhihisan hoos umu dhigin meel ka dheerbuu ku wareeray

nolosha hal fursadi laba jeer kuma soo garacado ama wey ka xumata ama wey ka wanagsanata ,ka faaideyso tad haysatid marka hore

xuquuqda :bahda aqoonkaab




Leave a Reply

Your email address will not be published.