Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Labtoobyada leh baytari waqti dheer dabka hayn kara 2016

Labtoobyada leh baytari waqti dheer dabka hayn kara 2016
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

waxyaabaha ugu muhiimsan ee laptop lagu xusho waxa ka mida  cimriga nolosha bayteriga ama inta uu ku haynayo bayteriga laptopku , shaki kuma jiro in dad badan oo aduunka ku nooli uu ciiley bayteri dhakhso u dhamaanaya ,

hadaba shirkado badan oo soo saara laptopyada waxay isku dayayaan in xal u helaan bayteriga , isla markiiba tartan dhinaca bayteriga ah ayaa bilaabmay shirkado badana waxay hadda soo saareen laptoono leh bayteri tayo leh waqti dheerna dabka xejin kara.

mawduucan waxaynu ku eegi doonaa qaar ka mida laptopyadaasi leh bayteri cimri dheer .

1.Lenovo ThinkPad X260

 

waxa uu dabka hayn karaa  illaa 17 saacadood taas oo la macno ah in aad maalinta dhan ku shaqaysan kartid adiga oo aan dab gelin ,

2. Acer Aspire One Cloudbook

waxa uu dabka hayn karaa illaa 15 saacadood , waxa uu sidoo kale leeyahay shaashad cabirkeedu dhan yahay 14 inch

3. Apple MacBook Air

waxa uu dabka hayn karaa illaa 14 saacadood , waxa uu leeyahay shaashad cabirkeedu dhan yahay 13 inch

4. Microsoft Surface Book

waa mid ka mida laabtoyada ugu tayada wanagsan ee sanadkan ay soo saartay shirkadda microsoft , waxa uu dabka hayn karaa illaa 12 saacadood ,cabirka shaashadisuna waa 13.5 inch.

5. Dell Chromebook: 

Dell Chromebook waxa uu dabka hayn karaa illaa 13 saacadood



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.