Follow
Sanadahan dambe waxa sii kordhay tartanka shirkadaha ee dhinaca laptopyada , iyada oo ay jiraan qodobo badan oo lagu xusho laptopyada sidaanu kaga soo hadalnay maqaalkan
Hadana markan waxaynu diirada saari doona laptopyada ugu wanaagsan ee sanadkan ka dib marka la tixgeliyo dhamaan qodobada lagu xusho laptop
-
Dell XPS 13:
Shirkadda dell waxay soo saartay laptopkan oo aad u tayo wanaagsan isla markaana leh qaab fiican ,cabirka shaashadiisu waxay gaadhaysaa illaa 13.3 inch sidoo kale laptopkani waa mid aad khafiif u ah ,qiimihisu wuxu hadda gaadhaya illaa $925 .
CPU: 2.3GHz Intel Core i5-6200U | Graphics: Intel HD Graphics 520 | RAM: 8GB | Screen: 13.3-inch QHD+ (3,200 x 1,800) | Storage: 256GB SSD | Connectivity:DW1820A 2×2 802.11ac 2.4/5GHz; Bluetooth 4.1 | Camera: 720p HD webcam |Weight: 2.93 pounds | Dimensions: 11.97 x 7.87 x 0.35 – 0.59 inches
2. Asus ZenBook UX305
Zenbook waxa uu ka samaysan yahay bir waana mid aad u dhuuban isla markaana fudud ,waxa uu leeyahay nashqad soo jiidasho leh waxaana loo isticmaali qaybaha kala duwan ee barnaamijiyada sida ku wa muuqaalada lagu habeeyo ,lagu daawado .waxa uu leeyahay bayteri cimrigiisu yahay illa 7 saacadood . qiimihusu hadda waa $636 faahfaahintisa kale
CPU: 900MHz Intel Core M3-6Y30 | Graphics: Intel HD Graphics 515 | RAM: 8GB | Screen: 13.3-inch, 1,920 x 1,080 IPS display | Storage: 256GB SSD |Connectivity: Integrated 802.11ac with Bluetooth | Camera: 2MP HD webcam |Weight: 2.6 pounds | Dimensions: 12.8 x 8.9 x 0.48 inches (W x D x H)
3. surface book
surface book waa laptopka adduunka ugu awooda wayn ilaa markana ugu khafiifsan waxa uu si fiican ugu shaqeeya windows 10 ,waxaana soo saara shirkadda microsoft,qiimihisu hadda wuxu gaadhaya illaa $1349
faafaahin dheeraad ah
CPU: 2.4GHz Intel Core i5-6300U | Graphics: Intel HD graphics 520; Nvidia GeForce graphics | RAM: 8GB | Screen: 13.5-inch, 3,000 x 2,000 PixelSense Display | Storage: 256GB PCIe3.0 SSD | Connectivity: 802.11ac 2×2 MIMO Wi-Fi, Bluetooth 4.0 LE | Camera: Windows 8MP rear-facing autofocus camera (1080p HD), 5MP front-facing Hello face-authentication camera (1080p HD) | Weight:3.48 pounds | Dimensions: 12.3 x 9.14 x 0.51-0.90 (W x D x H)
4. Lenovo Yoga 900
lenova Yoga 900 waa mid ka mida labtobyada ugu nashqada wanaagsan sido kale cimriga bayterigiisu aad u dheeryhay qiimihiisu hadda waa $1199 faafaahin dheeraada
CPU: 2.5GHz Intel Core i7-6500U | Graphics: Intel HD Graphics 520 | RAM: 16GB | Screen: 13.3-inch QHD+ 3,200 x 1,800 IPS display | Storage: 512GB SSD |Connectivity: Intel Wireless-AC 8260; Bluetooth 4.0 | Camera: 720p webcam |Weight: 2.84 pounds | Dimensions: 12.75 x 8.86 x 0.59 inches
5. HP EliteBook Folio 1020 G1
I am in fact happy to glance at this weblog posts which consists of tons of valuable facts, thanks for providing these data.
Good ? I should certainly pronounce, impressed with your website.
I had no trouble navigating through all tabs as well as
related information ended up being truly simple to do to access.
I recently found what I hoped for before you know it at all.
Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for
those who add forums or anything, site theme . a tones
way for your client to communicate. Nice task.