Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

24 june MAANTA OO KALE MAXA DUNIDA KA DHACAY

24 june MAANTA OO KALE MAXA DUNIDA KA DHACAY
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

maanta oo kale 24 june

maanta oo kale 1314 :    dagaalkii bonnocburn ayaa ciidamadii scotish ka ahaa ee uu hogaaminayey robert the bruce waxay guul muhiima oo xoogan ka gaadheen boqorkii engiriiska ahaa ee edward II .

maanta oo kale 1340:    maraakiibti england waxay guul darro kala kulmeen maraakiibtii faransiiska xeebaha flemish .
maanta oo kale  1497 :  sahamiyihii john cabot ayaa wuxu degey waqooyiga ameerika oo maanta loo yaqaano canada.

maanta oo kale  1509: boqorkii henry vill ayaa loo caleemo saaray boqortooyada ingriiska .

maanta oo kale 1812 : hogaamiyihii meleteri ee faransiiska Napoleon ayaa ka gudbay webiga neiman isagoo weeraray ruushka .

maanta oo kale 1859: dagaalkii solferino ,ciidamadii faransiiska ahaa ee uu hogaaminayey Napoleon III waxay guul darro kala kulmeen ciidamadii austriyaanka ahaa ee uu hogaaminayey franz joseph I .

maanta oo kale 1896:  Booker T.washington ayaa noqday afrikaan ameerikaankii u horreeyey ee shahaadada MA degree ka diyaariyey jaamacada hardvard.

maanta oo kale 1910:  ciidamadii japaniiska ayaa weeraray kuuriya.

maanta oo kale 1931:  midowgii soofiyeeti iyo afgaanistaan waxa kala saxeexdeen heshiis dhexdhexaada.

maanta oo kale  1940:  faransiiska ayaa xabad joojin la saxeexday talyaaniga .

maanta oo kale 1948:  midowgi soofiyeeti waxay bilaabeen go’doominta berlin(jermalka).

maanta oo kale 1964:  guddidii ganacsiga federaalka ayaa ku dhawaaqday in wershadaha sigaarka sameeya ay dadka uga digaan waxyeelada caafimaad ee sigaarka isla markaana qoraal ay ku muujiyaan .

xuquuqda :aqoonkaab.com

emailka :info@aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


One thought on “24 june MAANTA OO KALE MAXA DUNIDA KA DHACAY

Leave a Reply

Your email address will not be published.