Follow
Barnaamijka office 2013 waxa uu ka kooban yahay dhamaan barnaamijyada loo isticmaalo in dokumentiyo lagu diyaariyo , xisaabaha , databaseka ,slideska iyo dhamaan baahiyada aasaasaiga ah ee xafiisyada , dabcan kumbuyuuterka kasta inuu ku jiro waa lagama maarmaan .markii ugu horreysey bill gate ayaa ku dhawaaqay sanadii 1988 markaas oo ay ka koobnayeen word, powerpoint iyo excel .
dad ka badan hal bilyan oo qof ayaa isticmaala barnaamiyada office
hababkan raac si aad ugu duubto kumbuuyterkaaga hoos na ka deji software-ka
Marka uu ku dhamaado duubitaanku ,aad folder karaaga kici faylka ku jira
ka dib raac sawirada hoose
Halkan ka deji