Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

microsoft oo soo bandhigtey tabletka surface pro 4

microsoft oo soo bandhigtey tabletka surface pro 4
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

shirkada microsoft ayaa si rasmi ah u soo bandhigtey tabletka cusub ee surface pro 4 iyado sanadihi u dambeeyey shirkadani soo bandhigeysey qaybahi ka horreeyey ee kala aha surface pro ,surface pro 2 surface 3.

shirkada microsoft aya bilowday  horaanti 2013 tabletka cusub ee surface pro si ay  ula tartano shirkada kale ee apple oo iyada tabletkeyadeeda Ipad pro iyo Ipad Air dunida aad caan uga ah.

shirkada microsoft waxay sheegeysa dakhliga sanadlaha ee surface uu hadda gaadhayo  $3.5 billion .

surface pro 4 hadda waa kan ugu dhuuban marka la barbar dhigo kuwii ka horeeyey ,cabirka shaashadisa aya gaaadhaya 12.3 inches halka kuwii ka horeeyey ay ahaayen 12 inches.

surface pro 4 kan cusub waxa u leeyahay cpu ga core i7 , iyo memory (RAM) gaadhaya illaa 16 gb ,halka muga kaydineed (hard disk storage ) uu gaadhayo illa 1TB (1000 gb).

microsoft aya hore suuq wanaagsan uga heshay tabletkeedi surface pro 3 haddda waxa la eegaya surface pro 4 habka uu uyeesho suuq wanaagsan .

Halkan hoose ka daaawo muuqaalka surface pro 4

&copy Aqoonkaab technology



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.