Follow
X
Follow
mobilada casriga ah hadda waxay noqdeen wax soo saarka ugu muhiimsan ee tegnoolojiyada waxa jira shirkado dhowr oo suuqa adduunka aad ugu tartama qaar baa faaida qaarna suuqa waabay ka baxaan .
maqaalkan waxaanu ku eegi doona moobilada sanadkan 2015 aadka looga xiisaynayo adduunka shirkadaha soo saara iyo falanqeyntoodaba .
muhiim maaha sidaanu usoo kala horreysiino waayo ma jiro moobil loo qirsan yahay inuu yahay kan addunka ugu horeeya ,dadka faleeqaya tegnoojiyada ayaa ku kala aragti duwan.
1. i phone 6
OS (nidaamka uu ku shaqeynayo ): iOS 8
size ka muraayada : 4.7 inch
xadiga memoriga : 16 , 64, 128 GB
kaamirada : 8 mega pixel.
bayteeriga : 11 saacadood .
dhinacyda :5.44*2.64*0.27 inch.
miisaanka: 127.4 gram.
2.sumsung galaxy s6 edge
OS (nidaamka uu ku shaqeynayo ): Android (5.0)
size ka muraayada :5.1 inch
xadiga memoriga : 128 GB
kaamirada : 16 mega pixel.
flash :led.
bayteeriga : 18 saacadood .
dhinacyda :5.59 x 2.76 x 0.28 inches.
miisaanka: 132 gram.
3. HTC one M8
OS (nidaamka uu ku shaqeynayo ): Android KitKat 4.4
size ka muraayada :5 inch
xadiga memoriga :32 GB
kaamirada : 4 mega pixel.
bayteeriga : 20 saacadood .
dhinacyda :5.76 * 2.78 * 0.37 inches.
miisaanka: 158 gram.
4.Nokia Lumia 1020
OS (nidaamka uu ku shaqeynayo ): windows phone .
size ka muraayada :4.5 inch
xadiga memoriga :32 GB
kaamirada : 41 mega pixel.
dhinacyda :5.13 * 2.81 * 0.41 inches.
miisaanka: 207 gram.
5. Motorola Moto G 2nd-gen:
OS (nidaamka uu ku shaqeynayo ): Android KitKat 4.4 .
size ka muraayada :5.2 inch
xadiga memoriga :16 GB
kaamirada : 13 mega pixel.
bayteeriga : 20 saacadood .
dhinacyda : 5.54 * 2.85 * 0.39 inches.
miisaanka: 143 gram.