Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Qaabka looga faaideysto waqtiyada fasaxa

Qaabka looga faaideysto waqtiyada fasaxa
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Fasaxaaga ma ku qaadataa hareera haaga ado caajisan waxna aan qaban?haku lumin maalmahaaga qaaliga ah waxqabasho la’aan.

 

waxaa jira waxyaaba badan oo kaadayacan waxqabashana kaaga baahan kuwan oo ayaamaha fasaxa jaanis fiican u helikartid.
Shabakada aqoonkaab waxay ku so gudbinaysaa 7 qodob aad uga faaidaysan karto waqtiga fasaxa.

 

1.Qabo wax aanad hore uqaban jirin.hadaad ku fakari jirtay inaad waxyaaba badan qabato taso waligaa aad uhelin waqti aad ku qabato .hada qabo .waqtiga haysaga lumin daawashada Tvga iskuday inaad koradhsato khibrada cusub sida
A.Barashada cunta cusub iyo sida loo sameeyo.
B.Qaraabo xidhiidhis.
2.Ku xidhnoow masaajidada iyo meelaha khayrka badan la fadhiiso culimada.

3.Baro xirfado cusub .markata oo xirfadahaagu bataan waa marka firsado badan nolosha ku yeelan doonto. xirfada cusub waxa ka mid ah barashada dalawarnimada.

4.Baro luuqad cusub.baro luuqad caalamiya sida Arabica English France .iyo kuwo kale waxay kaa caawinaysaa inaad firsado badan nolosha ku heshid.

5.Samee Saaxibo cusub.waqtiga fasaxa uga faaidayso inaad barato dad noloshaada ku cusub kuwaso aad la jaanqaadi kartid wax fiicana ku kordhinkara,

6.Badi akhirska buugta .samee waqti aad ku akhirdo buugaagta cilmiga xanbaarsan iskuna day inaad intaa fasaxa dhamayso tiro buugaagah madamo aad ogtahay faaidada akhriska.

7.Xifdi Kitaabka Quraanka kareemka.waa waajib saaran qofkasto muslim ah hada waxaad waqti ku filan u heshay akhrinta iyo xifdinta musxafka,badi dhagaysigiisa waxay kuu fududaynaysaa xifidtiisa .

 

Bahda-Aqoonkaab

–Bilal ¬†Ahmed Egeh—

 




2 thoughts on “Qaabka looga faaideysto waqtiyada fasaxa

Leave a Reply

Your email address will not be published.