Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Qaybtii 3aad Taarikh nolaleedkii hogamiyihii shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin

Qaybtii 3aad Taarikh nolaleedkii hogamiyihii shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Hadey qaybihii hore ku dhafeen waxaad ka helikartaa kaydka aqoonkaab.

Qaybtan manta waxaynu kaga hadli donaa dhibaatadi iyo dhawicii uu ugaystay wadamada reer galbeedka gaarahaan maraykanka .

Weerarkii Aden, Yemen, USS Cole

Limburg-Oil-Tanker-Fire

Sanadkii 2000 dalka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan waxaa ka dhacay weerar si caaqibo leh loo soo agaasimay waxaana doon ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa lala beegsadey markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo lagu magacabu jirey USS Cole waxaana weerarkaasi ku dhintey 17 ciidamada Mirenes-ka Mareykanka ee markabkasi saarnaa.

Weerarkii Kenya & Tanzania

Sanadkii 1998-kii ayaa waxaa wadamada Kenya iyo Tansaniya ka dhacay laba weerar oo isku xili dhacay oo lagu qaadey safaaradaha Mareykanka ee dalalkaasi waxaa halkaasi ka dhacay khasaare naf iyo maal leh dadka le’day waxaa ka mid ahaa Mareykan, waxaana masuuliyada weerarkaasi gorada loo surey Osama BinLadin.

Weerarkii September 11

Sanadkii 2001-dii September 11-keedii ayaa waxaa dhacay wax lama filaan diyaarado Mareykanku leeyahay ayaa inta la soo afduubey waxaa lagu weeraray dhismayaal kala duwan oo ku yiil wadanka Mareykanka oo ay ka mid yihiin daarihii Ganacsiga iyo xaruntii wasaarada gaashandiga Mareykanka.

Weerarkasi waxaa lagu eedeeyey Bin Ladin mudo ka yar dib ayaa Madaxweyne Bush wuxuu sheegay in Bin Ladin nolal ama geeri la hor keeno doono shacabka Mareykanka laakin 10 sano ka dib markii weerarkaasi dhacay  hada ayaa la Obama uu sheegay in la dilay Bin Ladin.

Ugu danabyan waxa so afjaray dagaalka dabada dheraaday madaxwaynaha hada ee maraykanka Obama Isagoo ku guulaysaty inuu dilo binladen.wadanka paskistan taarikhdu markay ahyd may 2011.

 

Dhamaad

 

Source.world history

 

Bahda aqoonkaab

Bilaal axmed cige




Leave a Reply

Your email address will not be published.