Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Ramadaanta iyo Caafimaadka Qofka Sooman

Ramadaanta iyo Caafimaadka Qofka Sooman
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Soonka bisha Ramadaan waa waajib, waa caafimaad uu jidhku u baahanyahay. Waxaan halkan kusoo bandhigeeynaa darasaad ama cilmibaadhis ay wasaarada caafimaadka dalka UK (NHS) ay ku sameesay sida ugu caafimaadka badan ee qofku u soomi karo.

Marka jirka uu gaajoodo, waxa uu bilaabaa inuu gubo baruurta si uu usameeyo tamar ama enerji . Tani waxay keeni kartaa in miisaanka qofka uu yaraado. Si kastaba ha ahaatee , haddii waqti dheer aad sooman tahay jidhku waxa uu bilaabaa inuu isticmaalo enerjiga muruqyada, taas oo caafimaad daro keeni karta.

Dr Razeen Mahroof , dhaqtar ka shaqeeya jaamacada Oxford , ayaa sheegay in ay jiraan xiriiro adag oo u dhexeeya cuntada iyo caafimaadka.

Waxa kaloo dhakhtarkani sheegay in cunida cunto badan marka la afuro ay keeni karto miisan kaaga oo kor u kaca. ‘Cunatada aad ku afurto ama suxuurta waxa fiican in ay kakoobantahay wax yaalo kala duwan sida’

Kudhaarta bisil iyo kuwacayriin

Kimis, rooti iyo baradho

Hilib, kaluunamawax yaabaha la mid ah

Caano iyo wax yaabaha caanaha ay kujiraan

Cunatada ay kujiraan sonkorta iyo dufanka laakiin cayiman

xuquuqda:aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.