Follow
OXFORD READ AND DISCOVER waa silsilad ka kooban 6 heer oo casharo English ah, looguna tala galay caruurta iskuulada dhigata, waxa ay ka caawinaysaa akhriska, sidoo kale waxa adeegsan kara dadka baranaya luuqada englishta, si ay uga caawiso qaybta reading ka, waxa la socda dhagaysii casharada oo ka kooban laba lahjadood british iyo american. ka faaidaysi wanaasan.
isticmaal winrar si aad u gasho casharada