Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Sheeko aad u xiisa badan ”Calafkii dabayshu qaadey”

Sheeko aad u xiisa badan ”Calafkii dabayshu qaadey”
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Sheeko Cajiiba…

Waxaa jirtay inan caruura taso ku ciyaraysay Kaabada Gurigooda. Waxay si lama filaana ku aragtay sawir kaso dabayshu sidato Way daba oraday kana so reebtay .Waxay ku xafiday Meel Lkn way ilowday ,Gabadhi yarayd way Guursatay. Maalin maalmaha kamid ah ninkeedi wuxu arkay sawirkii Yaraa kadib wuu waydiiyey ,Waakuma sawirka wiilkan Yar ee boorsadaada Dharka ku jiraa.Waxay ugu Jawaabtay Waa Jaceylkaygi ugu horeeyey Kadib Ninkedii wuu dhoolacadeeyey wuxuuna yiri sawirkan wuxu iga lumay markaan 9jir ahaa

–Bahda aqoonkaab
Bilaal Ahmed cige




Leave a Reply

Your email address will not be published.