Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Sheeko aad u xikmad badan .oday iyo wiil uu dhalay .

Sheeko aad u xikmad badan .oday iyo wiil uu dhalay .
Follow
( 9 Followers )
X

Follow

E-mail : *

oday da ah iyo wiil uu dhalay oo 25 jir ah waxay wada fadhiyeen xeeb aad u quruxbadan .geedah daruurta iyo neecwada udgoonka badan waxay ahyd mid aad usoo jitadatay kuna nagaysay inay asii fadhiyaan.Odaygii wuxuu arkay shinbir ku dul fadhiya geed aan sidaaba uga fogayn meeshay fadhiyeen .

wuxu ku jeestay wiilkisii isago waydiiyey .Aabo waxaa magaran ?
wiilkisi wuxuu igu jawaab celiyey .waa tuke.
odaygii isla su’aashii wuu ku celiyey ? abo horaan kuugu sheegay waa tuke .

Odaygii mar 3aad ku celiyey waaxay waxaasi.wiilkiiyaraa markan si cadha leh buu uyiri .miyaad dhaga culustahay mise waad waalantahay aabo .imisa jeer ban ku sheegay inuu yahay tuke. maanad wax fahmayn?

odaygii si samir ku dheehanyahy wuxu uyiri ”inankaygii qaaliga ahaayow markaad ahyd 5sano jirka.waxaad iwaydiisay 174 waqti isla su’aasha.waa maxay taas markastana waxaan kugu jawaabi jiray dhunkasho waa tuke.imikana 3jeer qudhaan ku su’aalay waanad i dubatayba.

Sheekadan waxaynu ka faaidaysanaynaa farqiga udhaxeeya jaceylka waalidka iyo ka ubadka .

Hadaba fadlan gudo waajibaadka waalidka ha ku dhaawicin hadal .

–Bahda aqoonkaab–

Bilaal axmed cige




One thought on “Sheeko aad u xikmad badan .oday iyo wiil uu dhalay .

Leave a Reply

Your email address will not be published.