Search
Tuesday 11 December 2018
  • :
  • :

shirkada microsoft oo soo bandhigtey labtopkeedi ugu horreeyey abid!

shirkada microsoft oo  soo bandhigtey labtopkeedi ugu horreeyey abid!
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

shirkada microsoft ayaa marki u horreysey taarikhdeeda soo bandhigtey laptop cusub oo ay shirkadaasi yeelan doonto ,laptopka cusub ee microsoft waxay u bixisey surface book.

laptopkan cusub midabkeesu waa caddaan ,kaas oo cabirka shaashadiisu yahay 13.5-inch ,waxaanu ku shaqeynayaa processorka jiilka u dambeeya ee inten core i7 ,sido kale waxa uu leeyahay bayteri dabka hayn kara  illaa  12 saacadood .

laptopkan cusub shirkada microsoft waxay kula tartami doonta laptopyada mac book pro oo ay leedahay shirkada apple iyo laptopyada lenova .

shirkadda microsoft ayaa tartan xoogan hadda kula jirta shirkada kale ee apple iyado shirkadani hadda soo saarto dhamaan qalabyada kala duwan ee mobilada,tabletyada iyo laptopyada.

qiimayaasha lagu heli karo laptopkan waa kuwan :

Halkan hoose ka daawo muuqaal koobaya qaybaha laptopkan.



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.