Follow
waxa soo badanaya shabakado muhiima oo shirkadaha adeega internetka bixiyaa xanibaan kuwaas oo isugu jira shabakado laga helo aqoon iyo warar.
hababka kale duwan ee aad u booqan karto waxa ka mida adoo isticmaala browserka TOR BROWSER
tor browser wuxuu qarinayaa IP ga ka dib waxaad awoodaa inaad booqato shabakadii xanibnayd .
halkan ka dejiso browserka tor
habka labaad ee aad u booqan karto waa adoo isticmaala softwareka Hide My Ip ,softwarekani wuxu bedelayaa IP addresskaaga taasna ayaana suurto gal ka dhigaya inaad booqato shabakad xaniban.
halkan ka download garee softwareka hide my ip