Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Sidee computerka xawaarihiisa loo kordhin karaa?

Sidee computerka xawaarihiisa loo kordhin karaa?
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

computerka oo culeys badan lagu arko waa xaalad inta la soo derista computerada khaasatan marka barnaamijyo badan lagu shubo ama lagu duubo ama waqti badan uu shaqeeyo ama ay haleelaan Fayrus iyo saaxibadi.

hadaba haddi ba aad ku aragto computerkaaga culeys raac talaabooyinkan si aad u xaliso .

Clean up Windows : Habkani wuxu yareeynaya barnaamijyada shaqadooda bilowda isla marka OS ku daarmo tana waxay computerka siisaa inuu helo xadi firaaqo ah oo uu shaqooyinkisa ku wato . sidoo kale habkani waxa uu masaxaya faylasha aan loo baahnayn ee internet ka soo raaca computerka .

Capture

si aad habkan u isticmaasho habka ugu fudud waa start menu ku qor disk cleanup si dhakhso ah ayaad u arkaysaa khaanadan ka muuqda sawirka.

 

isticmaal barnaamijyo fududeeya computerka :barnaamijyada fududeeya computerka waxay masaxaan dhamaan faylasha aan loo baahnayn ee computerka ku jira taasna waxay suurto gelinaysa in la helo kayd dheeraad ah oo computerku shaqadisa ku wadi karo si fiican

halkan ka dejiso mid ka mida barnaamijyada u fiican ee fududeeya computerka

download

Kordhi kaydka kumeel gaadhka ah (Ram) : in kasta oo ay fiican tahay inaad marka aad iibsanayso computer inaad ku xulato xawaaraha Cpu (maskaxda computerka ) iyo xadiga Ram ta .hadana weli waad kordhin kartaa xadiga Ram ta taas oo computerka xawaarihiisa kordhinaysa barnaamijyo badana kuugu shaqayn karaan.

Isticmaal barnaamijyada Anti-virus:  waa dabeecad caan ku ah computerada haddiiba computerkaaga haleelo fayrus waxa laga dareemaa culeys badan , habka ugu fiican ee aad fayruska isaga ilaaalin karta waa ka hortegid ,marka horeba ka ilaali computerkaaga inuu fayrus galo ,si aad ugu hortagto isticmaal barnaamijyada anti-virus

halkan ka dejiso mid ka mida barnaamijyada lagaga hortago fayruska.

download

xuquuqda :bahda aqoonkaab.com

 



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.